Monday, June 23, 2025

Koox hubeyan oo dadkii ugu badnaa ee Itoobiyaan ah oo ku dilay Magaalada Boosaaso

Wararka laga helayo magaaladda Boosaaso ayaa sheegay in koox hubeysan ay magaalada  ku dileen afar nin Ethiopian ah, iyadoo laba kalena ku dhaawacay.

Ragga la dilay ayaa goobta ku dhintay ayaa la sheegay inay yihiin Itoobiyaan kasoo jeeda Qowmiyada Oromada, waxaana sidoo kale rasaasta lagu furay dadkan ay dhaawacday laba qof oo kale oo midkood xaalkiisu halis ayahay.

Dableyda falka geysatay ayaa goobta  ka baxsaday, waxaana dilkani ka dhacay  agagaarka Dekeda magaalada Boosaaso, siiba wadadda hor marta Dabaqa Sahalka, halkaas oo ku badan yihiin dadka Itoobiyaanka ah ee magaaladaasi ka tahriiba.

Ad

Lama oga cidda ka dambeysay dilkan, waxayna warar kala duwan sheegayaan in qowmiyadaha Itoobiya ay dhexdooda ka jirto xiisad, iyagoo Boosaaso ku jooga arrimo tahriib.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON