Sunday, August 10, 2025

Koox ka tirsan Alshabaab oo afduub u geystay weriye Hanad oo gacanta lagu dhigay

Maamulka degmada Afgooye ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan dabley afduubatay weriye ka howlgala magaalada Muqdisho.

Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho.

Weriyah ayaa shalay laga afduubtay degaanka KM 13 ee Afduubtay Duleedka Magaalada Muqdisho meel u dhow gurigiisa.

Saraakiisha degmada Afgooye sheegay inay gacanta ku hayaan rag hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo afduubtay weriyaha Hanad Cali Guuleed, ayna la soo wareegeen Weriyaha oo Nabad qaba.

Ciidamada dowladda ayaa la soo weriyay inay howlgal ay qaadeen ku soo badbaadiyeen weriyaha.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON