Thursday, July 17, 2025

Kulan Garowe uga bilowday Wafdigii Beesha Caalamka iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid

Wufuud ka socotay beesha caalamka oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa xarunta madaxtooyada  kula kulmay Ra’iisal wasaare Cumar C/rshiid, isagoo uga mahad celiyey booqashooda.

Magaalada Garowe ayaa lagu wadaa in maanta in lagu qabto  xaflad lagu shaacinayo heshiiska Puntland iyo dowladda fadaraalka oo Puntland ay ku aqbashay nidaamka 4.5 in lagu dhiso Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, taasoo ay hore uga biyo diiday kuna tilmaantay mi xaaraan ah.

AKHRI: SIDEE PUNTLAND KU OGOLAATAY NIDAAMKA 4.5 (XOG MUHIIM AH)


 

DAAWO SAWIRRO

12921055_979546272092861_1748835798_n

12919260_979546225426199_213573809_n

12919296_979544975426324_740577349_n

12910217_979543635426458_108402477_n

12910831_979545648759590_1768904253_n

12919069_979545278759627_1154043442_n

12919296_979544975426324_740577349_n

 

12939260_979544028759752_801248936_n
Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON