Wednesday, June 25, 2025

LA-YAABKA DUNIDA: Aroos loo dhigay Oday 80 sano jir ah oo guursaday Haweeney 60 jir ah

Wuxuu ahaa aroos lala dhacay oo ka dhacay magaalada Mandera. Waxaa loo dhigay Cabdullahi Ibraahim Robow oo loo yaqaano Cabdullahi Waayway, oo 80 sano jir ah, iyo xaaskiisa cusub oo 60 sano jir ah oo lagu magacaabo Khadiijo Axmed.

Arooska ayaa si wayn looga hadal hayaa baraha bulshada iyo Mandera. Cabdullahi Waayway ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay arooska, wuxuuna tilmaamay in haweeneyda 60 jirka ah ay u wanaagsan tahay uuna ku nasanayo.

Cabdullahi ayaa horey u soo guursaday afar xaas, wuxuuna dhalay 12 caruur ah. Xaaskan cusub waa bahda seddaxaad ee hadda uu qabo, wuxuuna horey u furay labo.

  Cabdullahi Waayway iyo Xaaskiisa
Cabdullahi iyo xaaskiisa Khadiijo iyo gabadhiisa Barwaaqo  Cabdullahi iyo xaaskiisa Khadiijo iyo gabadhiisa Barwaaqo
Cabdullahi iyo Xaaskiisa iyo Gabdhiisa curadda ah, Faadumo  Cabdullahi iyo Xaaskiisa iyo Gabdhiisa curadda ah, Faadumo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON