Tuesday, July 15, 2025

Laaluush miyaa la siiyay xildhibaanada ka noqday Mooshinkii Madaxweynaya..? (Dhageyso)

In ka badan 50 ka mida xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay  aqbaleen taladii gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ee in wada hadal laga galo mooshinka laga keenay madaxweynaha.

xildhiban-moshin

Xildhibaanadan ayaa isbedelkooda ka dambeeyay markii ay arkeen xasilooni darrida ka dhalatay mooshinka madaxweynaha, iyo qalalaasaha siyaasadeed ee uu dalka galay, waxaaan saxaafadda la halday dhowr xildhibaan.

Hoos ka dhageyso 

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON