Wednesday, June 25, 2025

Lammaanaha Jaceylka & Beerta Nabadda ee Muqdisho [War argagixiso oo la faafiyay]

Waxaa Muqdisho marti u ah lamaanaha caanka ah ee loogu yeero “LAMMAANAHA JACEYLKA” Sheekh  Axmed Jowhar iyo Hibo Cumar oo tallooyin ku saabsan jaceylka siiya dhalinyarada iyo lamaanayaasha.

Munaasabad balaaran ayaa lagu wadaa inay maanta ku qabtaan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho, waxaana la dhameystay tikidho fara badan  oo dadku xiiseynayan inay la kulmaan labadan qof ee cajiibka ah.

Waxaa la yaab leh in la faafiyay warar ku saabsan xaalad ammaan iyo qaraxyo lala beegsan doono beerta Nabadda berito, arrintaasoo ay fidinayaan dad shacab ah.

Munaasabadda hanuuninta jaceyl ee labadan lammaane ay doonayaan inay ka sameeyaan magaalada Muqdisho ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah oo dadka Soomaaliyeed ay arkaan.

HOOS KA DAAWO NOLOSHA LABADA QOF EE HOWSHAN WADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON