Friday, June 27, 2025

Liiska Madaxdii ka qeyb gashay xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug -Updated-

Caleemo saarkii madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo lagu qabtay magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa ahaa mid si weyn looga qeyb galay oo madax badani ay xaflada iska xaadiriyeen. Haddaba waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska madaxda dalka, kuwa Geeska afrika iyo wakiilada beesha caalamka ee ka qeyb galay xafladaasi, waxayna kala yihiin:

Liiska

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
Wasiiro  iyo wasiir ku xigeeno ka tirsan xukuumadda Soomaaliya (sida wasiirka arrimaha gudaha, Gaashaandhigga & kuwo kale)
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)
Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan
Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeyr
Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Olgan Bekar
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d’Urso
Ergeyka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey

Liiska2

Khudbadihii xaflada laga jeediyay waxay ka markhaari kacayaan in caleemo saarka uu ahaa mid weyn oo aan laga tebin diidmada maamulada qaar kaga horjeedaan Galmudug.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON