Wednesday, July 2, 2025

LIISKA MAGACYADA DADKII KA BADBAADAY DOONTII QUUSTAY EE TAHRIIBAYAASHA

Waxaa halkan isku soo gudbineynaa liiska magacyada 24- qof ee ka badbaaday dhacdadii  Soomaali badan oo tahriibayaal ah ay ku le’deen ee ka dhacday Badda  Dhexe ee u daxeysa dalalka Masar iyo Talyaaniga.

Dadkan oo uu badbaadiyay Markab Ganacsi ayaa laga soo xigtay Cawaale Wasarme Sandhool oo ahaa wiilkii isagoo tacsi loo dhigayo la hadlay qoyskiisa, waxayna kala yihiin:.

  1. Cawaale Warsame Sandhool
  2. Yaasiin Cusmaan Ibraahim
  3. Cabdiraxmaan Yaasiin
  4. Cabdiqaadir Axmed Macalin
  5. Suweys Maxamed Diiriye
  6. Mowliid Cusmaan
  7. Muuse Maxamuud Aroosh
  8. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cabdi
  9. Maxamed Axmed Maxamuud
  10. Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed
  11. Ibraahim Cabdi Xasan
  12. Mustaf Aadan Xxasan
  13. Liibaan Shacni Jaamac
  14. Axmed Faarax Xasan
  15. Samatar Cilmi C/llaahi
  16. Muxyadiiin Xuseen Maxamuud
  17. C/xakiin Abuukar Diiriye
  18. C/kariin Xareed Cali
  19. Cusmaan Asad Muxumed
  20. Khaalid Cumar Doodi
  21. Nuur C/rashiid Maxamed
  22. Cumar Cabdi Maxamed
  23. Xamada Daahir Yuusuf
  24. Najax Xasan Maxamuud

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON