Waxaa maalinta beri ah lagu wadaa inay Muqdisho ka dhacdo doorashada madaxda cusub ee ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed – NUSOJ -, sida uu sheegay afhayeenka guddiga Doorashada.
Muran ka taagnaa tirada ergada wax dooraneysa iyo qaabka gobolada iyo maamulada dalka loogu qoondeynayo ayaa hareeyay xiligii danbe, waxaana tiro aan la hubin lagu sheegay in ergada laga dhigay 149.
Xilalka sida weyn loogu tartamayo waxaa ka mida: Xogahayaha, guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenada:
HALKAAN HOOSE KA AKHRISO LIISKA MUSHARIXIINTA
No. | Magaca Musharaxa | Xilka uu Rabo |
01 | Maxamed Ibraahim Macalimu | Xoghayaha guud |
02 | Cali Cabdullahi Cabdi | Xoghayaha guud |
Liiska Musharixiinta Gudoomiyaasha
No. | Magaca Musharraxa | Xilka uu Rabo |
01 | Aadan Maxamed Salaad | Gudoomiye |
02 | Suleymaan Ismaaciil Bashiir | Gudoomiye |
03 | Mahad Xasan Diini | Gudoomiye |
04 | Maahir Jaamac Aadan | Gudoomiye |
Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 1aad:
No. | Magaca Musharraxa | Xilka uu Rabo |
01 | Muxyadiin Xasan Maxamed | Gud. Kux. 1aad |
02 | C/risaaq Maxamed C/laahi | Gud. Kux. 1aad |
03 | Yaasmiin Mayow Maxamed | Gud. Kux. 1aad |
Liiska Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenada 2aad:
No. | Magaca Musharraxa | Xilka uu Rabo |
01 | C/fitaax Xasan Faarax | Gud. Kux. 2aad |
02 | Xabiibo Axmed Jimcaale | Gud. Kux. 2aad |
Goobjooge.com