Waxaa liis la sheegay inuu yahay Guddiga xildhibaanada waanwaanta ka galaya Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh laga keenay oo guddoomiyaha Baarlamaanka uu codsaday in ugu danbeyn berito 17-ka Bishan loo gudbiyo
Hoos ka Akhri Liiska
- Maxamed Cabdi Gaandi
- Cabdulaahi Goodax Barre
- Cabdulaahi Axmed Xuseen
- Ubax Tahliil Warsame
- Luul Cabdi Aadan
- Fowsiya Xaaji aadan
- Aadan Maxamed Nuur “Saransoor”
- Sahra Jaamaca Cali “Qoorsheel”
- Cabdulaahi Jaamaca Xuseen’
- Maxamuud Maxamed Guure
- Cabdikaafi Macalin Xasan
- Cumar Cali Deeq
- Shariif Cabdikariin Daahir
- Xuseen Carab Ciise.
- CabdiSamad Sh Maxamuud
- Faysal Cumar Guuleed
- Siciid Maxamed Cali
- Maxamed Cabdulaahi Feedha yare
- Maxamed Nuuraani Bakar
- Axmed Cismaan Islow
- Cabdicasiis Sh Yusuf
- Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
- Saaqo Aadan Maxamed
- Aamin cumar Jaamac
Xildhibaanadan ayaa meteli doona dhinaca mooshinka ka keenay madaxweynaha oo waanwaanta la bilaabi doona guddoonka Baarlamaanka Cumar C/rashiid oo ay wakiilka madaxweynaha.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]