Tuesday, July 1, 2025

Ma rabtaa inaad daawato Telefishanka cusub ee maamulka Jubba (Akhri Fariintan)

Wasaarada Warfaafinta maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaasi rasmi ah u shaacisay inuu diyaar yahay Telefishinka cusub ee maamulka Jubbaland oo habeen Sabtida si toos ah Caalamka oo dhan looga daawan doono, iyadoo lagu soo beegay xafladda caleemo saarka Axmed Madoobe  oo lagu wado inay Sabtida dhacdo.

Jubatv

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Jubba ee xilka sii haya Geele Maxamed Aadan ayaa sheegay in dadaal la geliyay kadib uu maamulmoodu yeeshay Telefinsh ka shaqeyn doona danta guud ee maamulkaasi

Waxaa laga daawacan doonaa telefishanka Jubba Frequency soo socda:

Ticom5

78.5 deg east

Freq: 3640/H/28066

FEC -3/4

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON