Thursday, July 3, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo shaqo joojin ku sameeyay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

Shir ay maanta yeesheen Guddoonka Gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka ayaa laga soo saaray amar ah in la joojiyay lambareyn lagu sameeyo guryaha magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in hore loo lambariyay guryaha Muqdisho.

Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa shaaciyay amarkan, isagoo intaas ku daray in laga joojiyay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed lambaro ay u sameyso guryaha Muqdisho.

Arrintan ayaa timid kadib markii rugta ganacsiga ay keentay qorshe lagu calaamadeynayo guryaha Muqdisho, iyadoo shirkado kala duwan ay hadda ku lug yeesheen  mashaariic gobolka Banaadir ka socda, waxaana ay arrintan muujineysaa in labada hay;adood ay isku qabteen arrintan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON