Tuesday, June 24, 2025

Maamulka Axmed Madoobe oo yeeshay Telefishan ku hadlaya codka Maamulkooda

Waxaa goor dhoweyd hawada soo galay  Telefishan uu leeyahay maamulka Jubba oo ku hadli doona afka Maamulka Axmed Madoobe oo dhowaan dib loo doortay doorasho muran ka taagan yahay oo ka dhacday magaalada Kismaayo. Telefishankan ayaa hadda ku jira tijaabo iyadoo loogu magac daray Jubbaland TV.

Jubatv

Telefishankan ayay wararku sheegayaan inuu maamulka ka saaciday Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo gacanta uu ku hayo nin lagu magacaabo Shaafi Raabi oo ah Qurbejoog taageera maamulka Axmed Madoobe.

Maamulka Axmed Madoobe ayaan hore u lahayn wax TV ah, wuxuuna ka mid noqonayaa maamulada yeelanaya qalabka warbaahineed ee la iska arko inkastoo TV-ga maamulka Puntland oo muddo soo jiray ay hadda xaaladiisu xun tahay qarkana u saaran yahay inuu xirmo.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON