Sunday, July 13, 2025

Maamulka G/Banaadir oo Amarro kusoo rogay Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhowaan wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay dugsiyada Hoose/ Dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho ayaa soo saaray amarro lagu soo rogay Dugsiyadaasi.

Qoraal wargelin ah oo kasoo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, kana kooban 9 qodob ayaa lagu amray dugsiyada Gobolka inay dhaqan geliyaan manhajka dowladda ee fasallada 1-aad ilaa 12-aad, in arday aan heysan shahaado dugsi dhexe aanu fariisan karin dugsi sare, in bedelka ardayga ogolaasho looga rabo Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir iyo qodobo kale.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON