Thursday, June 26, 2025

Maamulka G/Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka oo yeeshay shirkoodii koowaad [Sawirro]

Shirkii ugu horeeyay ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa yeeshay caawa kulankoodii ugu horeeyay.Kulankan oo uu guddoominayay Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa looga hadlay howlaha shaqo ee horyaalla maamulka iyo degmooyinka, waxaana shirka kasoo  xaadiray dhammaan guddoomiyeyaashii cusub iyo kuwii ka haray ee hore.

Guddoomiyaha G/banaadir ayaa sheegay inay kulanka uga hadleen  u adeegidda shacabka iyo hawlaha amniga iyadoo uu sheegay inay guddoomiyeyaasha cusub yihiin kuwo u firfircoon shaqada.

Talaabadii mar qura xilalka looga qaaday guddoomiyeyaasha 14 degmo oo ka tirsan Muqdisho ayaa si weyn loo cambaareeyay.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON