Wednesday, June 25, 2025

Maamulka K/Galbeed oo beeniyay war laga faafiyay Madaxweyne Shariif Xasan [Akhri warka]

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa beeniyay in madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maamulkaasi u magacaabayo Ra’iisal wasaare.

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed  Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay in wararka la faafiyay ee ah Ra’iisal wasaare loo magacaabayo Koonfur Galbeed uu yahay mid been iyo dacaayad raqiis ah.

“Ma jiro waana dacaayad raqiis ah warka website-yada lagu faafiyey, Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Shariif Xasan ma oran Ra’iisal wasaare ayaan magacaabaya… Wuxuu yiri wasiiro Line minister ah ayaan sameynaynaa ee ma oran Prime minister!” ayuu yiri wasiirka oo qoraalkan soo dhigay bartiisa FB.

Shariif Dastuurka Maamulka K/Galbeed ayaa qoraya in maamulkaasi yeesho madaxweyne ku xigeen oo aan loo sameyn intii uu jiray, wuxuuna xilka Ra’iisal wasaaraha ka hor imaanayaa dastuurka maamulkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON