Friday, June 27, 2025

Maamulka K/Galbeed oo la saftay mid ka mida Beelaha ku dagaalamaya Sh/Hoose

Maamulka Koofur Galbeed ayaa si cad ula saftay mid ka mida beelaha ku dagaalmaya Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wasiirka Beeraha K/Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo ah ku-simaha Shariif Xasan ayaa ku dooday in dagaalka ka socda magaalada Marko uu yahay mid  u dhaxeeya shacabka degaanka iyo Shabaab.

“Maamulka Koofur Galbeed iyo dadka degaanka oo is kaashanaya ayaa la dagaalamaya Nabad-diidka Shabaab. Al-Shabaab wa soo laba kacleysay,waxay rabaan inay magaalada Marka qabsadaan, waana laga hortagay” ayuu yiri Wasiirka.

Wuxuu sheegay in wax dagaalo ah oo qabiil aanay ka jirin magaalada, basle ay hore u jireen beelo ku dagaalamay, heshiis ayaa laga gaaray dagaal beeleedkiina meesha waa ka baxay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON