Tuesday, June 24, 2025

MAANTA OO KALE 3 SANO KA HOR: DaawoKhudbadii Xasan Sheekh ee Musharaxnimada Madaxweynaha

Saddex sano ka hor maanta oo kale Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu hortegay Xildhibaanadii cusbaa ee Baarlamaanka Soomaaliya isagoo ka mid musharixiinta jagada madaxweynaha ee u tartamayay inay xilka ugu sareeya dalka qabtaan.

xasan-sheekh

[ad name=”HTML-7″]

Khudbadii mushraxnimadiisa wuxuu Xasan Sheekh ku sheegay in haddii la doorto uu fuliynayo qodob oo ku sheegay “LIXDA TIIR” waxaana xiligaasi loo arkayay inuu yahay musharax daacad ah oo wax weyn ka bedeli kara xaaladda dalka.

Sanadguurada saddexaad ee inta uu xilka hayo Xasan Sheekh Maxamuud waxay ku soo beegmeysaa iyadoo uu mooshin xil ka qaadis ah ka yaalo Baarlamaanka, isla markaana rajadii laga qabay hogaankiisa lagu hungoobay.

Marka aad daawato Xasan Sheekha-kan ee hadlaya isla markaana aad u fiirsato wixii lagu bartay saddexdii sano ee hogaanka dalka uu hayay waxaad is leedahay waa laba shaqsi oo kala duwan.

HOOS KA DAAWO KHUDBADII 3 SANO KA HOR UU ISKU SHARXAY XASAN SHEEKH IYO BALANQAADKIISII

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=gvMkevXeU7M”]

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON