Monday, June 23, 2025

Madaxda dowladda Soomaaliya oo isugu tegay Wasaaradda Gaashaandhigga [Akhriso]

Inta badan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya iyo wasiirada xukuumadda ayaa iska xaadiriyay xarunta wasaaradd Gaashaandhigga Soomaaliya.

Xaflad lagu xusayo 57-guurada asaaska ciidamada xooga ayaa ka socota halkasi, waxaana u kala harin madax badan oo ay ugu horeeyaan madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

Madaxda xafladda ku sugaan waxaa ka mida: Madaxweynaha, Ra’iisal wsaaraha, Ra’iisal wasaare ku xigeenka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Gashaandhigga, wasiiro kale iyo dhammaan taliyeyaasha ciidamada.

Ad

Xafladii tan ka horeysay ee 56-aad waxaa lagu casuumay dhammaan madaxda maamul goboleedyada oo markaas magaalada Muqdisho ku sugnaa, waxayna ahayd xaflad si weyn loo xusay.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON