Friday, July 18, 2025

Madaxda IGAD oo Nairobi ku qulqulaya & Shir madaxeedkii Qaxootiga Soomaaliya oo furmaya

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmaya shir madaxeed dalalka IGAD uga hadlayaan xal u helidda Qaxootiga Soomaalida.

Shirkan oo dowladda Kenya ay  soo qabanqaabisay ayaa ujeedkiisu yahay in Qaxootiga Soomaalida dib loogu celiyo dalkooda isla markaana ay dunidu taageerto sidii dalkooda dib loogu dejin lahaa.

Dowladda Kenya waxaa shirkan waxaa la qabanqaabiyay Midowga Yurub iyo Bankiga adduunka, waxaana madaxda IGAD horyaalla qaraar ay diyaariyeen Guddiga wasiirada oo laga soo saari  doono shirka.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa shalay gaaray magaalada Nairobi, waxaana maanta la filayaa inuu halkaasi tago Ra’iisal wasaaraha Itoobiya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON