Saturday, July 5, 2025

Madaxtooyada Somalia: “IGAD waxay taageertay Doorasho Qof iyo Cod ah oo Somaliya ka dhacda”

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war-saxaafadeedkii labaad ee ku saabsan shir madaxeedkii 36-aad IGAD oo madaxweyne Farmaajo uga qeyb galay Khadka Internet-ka.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in War-murtiyeedka Shir Madaxeedka IGAD lagu bogaadiyey doorasho qof iyo cod ah oo Soomaaliya ka qabsoonta, wuxuuna ugu baaqay dhammaan Saamileyda Soomaaliya inay muhiimadda saaraan danaha dadka Soomaaliyeed, iyagoo u maraya wadar-ogol ku saabsan doorashooyinka soo socda.

Waxaa kaloo War-murtiyeedka shir Madaxeedka IGAD lagu soo dhoweeyay wadahadallada dhex maraya Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada sidii loo gaari lahaa Doorasho la isku waafaqsan yahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON