Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynaha Ahlu suna oo digniin culus u diray Galmudug & kooxaha ka horjeeda Maamulkiisa

Madaxweynaha Maamulka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo saaray digniin ku socota maamulka Galmudug iyo cida kasta oo dooneysa inay dagaal ku soo qaado degaanada ay ka taliyan Ahlu suna, wuxuuna ku hanjabay inay qasaare iyo jab kala kulmi doonaan ciddii isku dayda weerar ku qaado Dhuusomareeb iyo deegaanada kale ee gobolka Galgaduud oo maamulkooda uu ka taliyo.

“Shacabkeena daacad ayaan u nahay, wax alla wixii dagaal ula yimaada sidii Alshabaab ula dagaalameen ayaan ula dagaalmeynaa, dagaalkii 13-ka saacadood socday mid lagu waantoobo ayuu ahaa..” ayuu yiri

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA AHLU SUNA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON