Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynaha cusub ee Maamulka DDSI oo Hanjabaadii ugu kululeyd u diray Xubaha Dowladii Cabdi Iley [Akhriso]

Madaxweynaha cusub ee dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa digniin kulul u diray xubnihii ka midka ahaa maamulkii hore ee Cabdi Maxamud Cumar kuwaasoo uu sheegay inay u alifeen fadeexado iyo ceeb ay alifeen.

Madaxweyne Cagjar ayaa qoraal uu dhigay baraha bulshada ku sheegay inuu xafiis kasta ugu tegay ceeb iyo fowdo, wuxuuna yiri: “Tuugtii shalay dadka leyneysay inay cabsi la’aan ku seexdaan oo waliba sheekooyin huuhaa ah si ah u alifaan waa ilaahey mahadii…”.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KULUL EE MADAXWEYNAHA DDSI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON