Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo soo saaray Amarkii ugu horeeyay [Muxuu ku saabsan yahay..? -Akhriso]

Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni oo maanta loo doortay ayaa soo saaray amarkiisii ugu horeeyay, kadib markii la dhaariyey.

Qoraal ka soo abxay Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayuu ku amray bankiga dowladda Puntland iyo xisaabaadka maamulkliisa ku leeyahay Bankiyada gaarka ah inaan wax kharash ah laga bixin karin ilaa amar danbe.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON