Madaxweynaha Garabka Cadaado ee maamulka Galmudug Axmed Baasto ayaa maanta ku dhawaaqay qeyb ka mida Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 11 xbnood.
Wasiirada uu magacaabay Axmed Baasto ayaa qeyb ka ah khilaafka ka taagan maamulka Galmudug ee faraha ka baxay, kadib markii labada garab ee kala fadhiya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado oo koox kasta yeelatay madaxweyne. guddoomiye baarlamaan iyo goleyaal wasiiro iyo Baarlamaan.
HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA UU MAGACAABAY AXMED BAASTO