Monday, August 4, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay 11 Wasiiru-dowle & 25 Wasiir ku xigeen (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir-ku-xigeenada maamulkaasi oo ka harsanaa Golaha Wasiirada.

Wareegto lagu magacaabay 11 Wasiiru-dowle iyo 25 Wasiir u xigeen ayaa kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug, iyadoo la sheegay in lagu dhammeystiray Golaha wasiirada Galmudug oo hadda yeeshay Gole Wasiro oo ka badan 60 xubnood.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADOODA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON