Wednesday, July 9, 2025

Madaxweynaha & Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Ciida ku tukaday Masjidka Isbaheysiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ay wehliyaan iyo xubno isugu jira, wasiiro, xildhibaano, mas’uuliyiin iyo dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidul fitriga ku tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad dheer ka jeediyay  Masjidka Isbaheyga Islaamka ayaa sheegay in maalmaha farxada maanta oo kale shacabka looga baahan yahay inay ka shaqeeyaan dib u heshiisiinta, ayna is cafiyaan si loo xoojiyo midnimadooda.

Masjidka Isbaheysiga ayaa si weyn loo adkeeyay ammaankiisa iyadoo madax badan oo dowladda ka mida ay halkaasi salaad ciida ku tukaadeen.

DSC04754
DSC04757DSC04761
DSC04790

jawari-hassa

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON