Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha iyo madaxda dowlad goboleedyada oo shir hordhac ah ku yeeshay Madaxtooyada

Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada gobolada dalka ayaa shir hordhac ah uga socdaa xarunta madaxtooyada Villa Somaliya ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay maanta muqdisho soo wada gaareen madaxda dowlad goboleedyada.

meeting

Madaxweynayaahsa Maamulada Puntland, Jubba, Galmudug iyo Koofur galbeed ayaa lagu soo dhoweeyay madaxtooyada, waxayna wararku sheegayaan in kulanka maanta uu yahay mid qado iyo hordhac ahaa iyadoo shirka rasmiga ah ee berito  furmi doono.

Waa markii ugu horeysay ee shir noocan ah uu magaalada Muqdisho ka dhaco ilaa bishii April, waxayna maamulada Puntland iyo Jubaland qaadaceen shirkii ugu danbeeyay.

Muhiimada shirkan ayaa keentay in madaxda oo dhami ku qasbanaadaan inay ka soo wada qeyb galaan, waxaana jiray cadaadis weyn oo Qaramada Midoobay ay saartay.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON