Monday, June 23, 2025

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Garowe (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta gaarey Garoowe, isagoo ka mida madaxda ka qeyb galeysa Shirka Garowe.

Waxaa Garoonka diyaaraha Garowe ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid CabdullaahI Deni, Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo masuuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda Puntland iyo masuuliyiin kale.

Wafuud kale oo ay ka mid yihiin madaxda dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda Garoowe ka degaan iyadoo ka qeybgalaya shirka Arrimaha Soomaaliya ee madaxda dowaldda iyo maamul Goboleedyada.

Image may contain: one or more people, airplane and outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, beard, suit and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 5 people, people standing, shoes, suit and outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON