Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal u magacaabay nin uu adeer u yahay C/raxman Faroole

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa lau magacaabay guddoomiyaha Gobolka Nugaal  nin uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo bedeli doona Gudoomiyaha hadda xilka haya.

faraweyne

Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaaloo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Nugaal  isagoo hore u soo nqoday Taliyaha  ciidanka Madaxtooyada Puntland ee adeerkii madaxweynaha ka ahaa  iyadoo xilkaasina laga qaadat 2014.WarraMagacaabista

Warka magacaabidda Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa noqday kan ugu  hadal-heynta badan  magaalada Garoowe iyadoo ay tahay arrin aan hore looga fileyn C/weli Gaas oo xiisad siyaasadeed kala dhaxeysay maamulkii hore.

Wareegtada magacaabidda ayaa soo baxday inkastoo saxaafadda aanay weli soo gaarin, waxaana arrintan loo arkaa in madaxweynaha Puntland uu ku dejinayo mucaaradnimada weyn ee ka heysta Garowe.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON