Wednesday, July 16, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub 2016

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd si rasmi ah u furay shirka Hiigsiga cusub ee Soomaaliya 2016 oo ay ka qeyb galayaan dowladda Federaalka, maamulada dalka qaarkood, wakiilada beesha caalamka in badan 30 dal iyo hay’ado caalami ah, waxaa kaloo shirka ka qeyb galaya ergo Soomaali ah oo ka badan 100 xubnood.

xas

Shirka oo ka dhacay xarunta Afisyone ee garoonka diyaaradaha Muqdisho ku dhegan oo si qurux badan loo diyaariyay ayaa madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu ka jeediyay khudbad dheer oo ku saabsan  halka ay Soomaaliya ku socoto isagoo sheegay inay jirto rajo weyn oo dowladnimadii Soomaaliya ku soo noqoneysa, wuxuuse qiray in caqabado badan jiraan.

madasha

Waxaa shirka wada guddoominaya madaxweynaha Soomaaliya iyo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay.

Faahfaahin kale goor dhow

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON