Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee Istanbuul

Hoggaamiyayaasha dunida ayaa maanta isugu yimid magaalada Istanbul ee caasimadda dalka Turkiga, ayaga oo ka qeyb galaya shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga.

Shirkan ay taageereyso QM, oo socon doonaa illaa arbacada, ayaa ku baaqi doona ficillo wax looga qabanayo musiibooyinka bani aadanimada iyo yareynta halista ay dalalka soo koraya ugu jiraan arrintaas.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirka ka sheegay in siyaasaddaha fashilmay ay keeneen xaaladda bani aadamnimo ee dunida ka taagan, wuxuuna beesha caalamka ugu baaqay in Soomaaliya laga taageero xaaladda ay dib ugu soo dhiseyso hay’adaheeda dowladeed.

Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu shirka ka jeediyay khudbad dheer oo ku saabsan xaaladda bani aadamnimo iyo arrimaha keena.

HOOS KA DHAFEYSO WARBIXINTA VOA-DA EE KHUDBADA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON