Thursday, July 3, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay Shir Madaxeedkii IGAD [SAWIRRO]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow furay Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD.

Shirkan oo aha kii 28-aad oo aan caadi ahayn ayay markii ugu horeysay marti gelineysaa magaalada Muqdisho, tan iyo markiii ururkan la aasaasay 1986-kii.

igad-001

Shir madaxeedkan oo goor dhow ka furmay ayaa waxaaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynaha Kenya, Madaxweynaha Uganda, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Jabuuti iyo xubno ka socda South Sudan.

Qodobada looga doodii doono shirkan ayaa waxaa ka mid ah xasaradda ka aloosan Koonfuurta Suudaan, arrimaha diyaargarowga doorashada Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira iskaashiga iyo wax wadaqabsiga waddamada IGAD xubnaha ka ah.

igad-002igad-001

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON