Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynaha ugu cimriga dheer Dunida Robert Mugabe oo u dabaal degay dhalashiisa 93-aad [Sawirro]

Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa maanta u dabaaldegay sanadguuradiisii dhalashadiisa isagoo  93 sano jirsaday.

Xaflad ka dhacay xafiiskiisa ayaa hogaamiyaha ugu cimriga dheer dunida wuxuu Alle uga mahad celiyay cimriga dheer ee uu siiyay.

Waxaa la arkayay Mugabe oo jaraya doolshe iyadoo uu gacan ka siiyay wiil uu soddog u yahay, wuxuuna xoogaa ka cunay Doolshe ah.

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON