Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo dadkiisa baahan ku amray inay Eeyaha qashaan

Wiilka madaxweynaha ka ah dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un  ayaa amar la yaab leh soo saaray dhowaan, isagoo ku amray dadkiisa baahan inay qashaan Eeyaha si ay u quutaan.

Wiilka 27 sano jirka ah ee talada ka dhaxlay aabhihii Kim Jong-un wuxuu noqday keligii taliye aan laga daba hadlin  ayaa looga bartay amarro lala yaabo, waxaan warkan ugu danbeeyay  ee ka soo yeeray markii la sheegay inay cunto yaraan ka jirto dalkaasi.

Wuxuu talada la wareegay sanadkii 2011 markaasoo uu aabihii oo 27 sano dalka Waqooyiga Kuuriya ka talinayay uu geeriyooday, amarka kadib waxaa warbaahinta dalkaasi ay ay dadka ku dhiiri gelisay inaan cunaan Eeyaha oo ay ku sheegeen inay hilibkoodu leeyahay nafaqo ka badan tan Digaaga, Lo’da iyo Doofaarka, una fiican yahay caloosha.

Kim2

Daawo
https://youtu.be/yt0lj9xpT18

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON