Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya & madaxda maamulada oo ku qulqulaya dalka Itoobiya [Akhri Sababta]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa bilaabay inay ku qulqulaan dalka Itoobiya, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugnaa Itoobiya uu tega Itoobiya.

Madaxweynayaasha Soomaalida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegay dalka Itoobiya oo ka qeyb geli doona shirka shanaad ee amniga Qaarada Afrika ee magaalada Baxardaar.

Shirkan ayaa sanadkii hore ay ka qeyb galeen madaxda Soomaalida oo uu horkacayay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa kaloo ilaa hadda Itoobiya ka degay madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo isna la filayo inuu shirkaasi ka qeyb galo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON