Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo safarkiisii ugu horeeyay ugu dhoofay dalka Ruushka & ujeedada socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Russia,

Socdaalka Madaxweynaha ayaa ujeedkiisu yahay ka qebgalka shir Madaxeedka Afrika iyo Ruushka oo 23-24-ka bishan Oktoobar ka dhici doona magaalada Sochi ee dalka Russia, waana shirkii ugu horeeyay ee madaxda Ruushka iyo Afrika isugu yimaadaan, iyadoo ay ka qeyb galayaan madax fara badan oo Afrikaan ah.

Safiirka Russia ee Soomaaliya ayaa dhowaan martiqaad soo gaarsiiyey madaxda Soomaaliya si ay shirkaasi uga qeyb galaan, waxaana madaxda lagu casuumay ka mida Madaxweynaha iyo guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON