Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xamaasad leh garoonka Garowe ku sagootiyay Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom oo ka qeyb galay xafladii Saxiixa heshiiska Puntland iyo dowladda Federaalka oo Puntland ku ogolaatay 4.5
Dr. Tedros Adhanom ayaa C/weli Gaas ku sheegay inuu yahay damaanad qaadaha fulinta heshiiska Puntland iyo dowladda Soomaaliya, taasoo dad badan ka yaabisay, waxaana ka muuqata kalsoonida aan xadka lahayn ee Itoobiya uu ku qabo maamulka C/weli Gaas.
DAAWO SAWIRRO