Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Xaaf: “Waxaan ku guuleysanay inaan C/raxmaan C/shakuur inaan damaanad ku soo saarno..” DHAGEYSO

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa saaka ka hadlay qaabka loo sii daayay C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Madaxweyne Xaaf oo mid ka mida Idaacadaha Muqdisho la hadlay ayaa sheegay inay ku guuleysteen inay Qaab damiin ah ay ku sii daayaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, balse wixii sharci ah ay sii socon karaan.

Madaxweyne Xaaf ayaa Xusay in Dadaal dheer loo galay siideynta C/raxmaan C/shakuur Warsame, iyadoo uu tilmaamay in Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Gobolleedyada qaarkooda ay ka qeyb qaateen siideyntiisa.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON