Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Haddii da’deyda oo kale la gaaro baaritaan caafimaad waa daruuri”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal caafimaad ku jooga dalka Jarmalka ayaa ka hadlay  xaaladiisa Caafimaad iyo socdaalkiisa dalka Jarmalka, wuxuuna sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay.

madax-xiris[ad name=”HTML-2″]

Wareysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, ayuu ku sheegay in sanadihii  uu xilka hayay aanu fursad u helin inuu baaritaan caafimaad uu buuxa isku sameeyo. “Jarmalka waxaa u imid baaritaan caafimaad, muddo saddex sano ah ee aan xilka hayay fursad uma helin inaan baaritaan caafimaad isku sameeyo” ayuu yiri Madaxweynaha oo caddeeyay in da’diisa oo kale marka la gaaro ay tahay  daruuri in baaritaan caafimaad la sameeyo.

Wuxuu ka hadlay dagaalada Guriceel, arrimaha musuqmaasuqa dowladda ka dhex jira iyo dhismaha xukuumadda, isagoo hay’adaha dowladda ku sheegay kuwo shaqo fiican wada oo howl adag u yahay umadda.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga Madaxweynaha

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON