Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maqaamka gaarka ah ee magaalada Muqdisho yeelan doono iyo qaabka loogu talogalay inay nidaamka federaalka uga mid noqoto caasimadda.
Arrintan ayaa ka mid wareysi VOA-da la yeelatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Washington gaaray.
DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO
Goobjooge.com