Monday, July 14, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala diray Golihii Adeegga Garsoorka Soomaaliya (Xubno laga reebay kala dirista)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golihii Adeegga Garsoorka kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha 11-kii Bishan Maarso lagu shaaciyay in Golahani la kala diray iyadoo dhismaha golaha ee jiray ilaa xilligii dowladii Sheekh Shariif aanu waafaqsaneyn  Dastuurka KMG ah iyo iyo Sharciga uu dhowaan Baarlamaanku ansixiyay ee dhismaha Adeegga garsoorka.

madax-xiris

Wareegtan ayaa la sheegay inaysan wax saameyn ah ku yeelan doonin jagooyinka Maxkamadda sare iyo Xeer ilaalinta guud oo ah laba hay’adood oo madaxdoodu xubno ka yihiin Golaha  adeegga garsoorka sida uu dhigayo Dastuurka KMG ah. Xukuumadda iyo Baarlamaanka ayaa laga sugayaa inay  soo magacaaban xubnaha 7-da ah ee ka dhisan Golaha addeegga cusub.

 

[ad name=”HTML-4″]

Digreeto-madaxweyne

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

[ad name=”HTML-5″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON