Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmada Diinsoor

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo dhowaan dib looga qabsaday maleeshiyada Alshabaab.

gurguurte

Socdaalka madaxweynaha waxaa ku wehliya wasiiro iyo xildhibaano, waxaana la filayaa in Diinsoor uu ku soo dhoweeyo madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Safarka madaxweynaha ayaa ku saabsan sidii uu kormeer ugu sameyn lahaa degaanada dhowaan laga xoreeyay kooxda Alshabaab, iyadoo degmada Baardheere uu dhowaan booqday wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Cqaadir Sheekh Cali Diini.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON