Thursday, June 26, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Mareykanka, kana qeybgalaya fadhiga guud ee Q/Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo ku siijeeda dalka Maraykanka oo magaalada New York ay uga qeyb geli doonaan shirka Golaha guud ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku sii sakootiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, iyo xubno ka tirsan labada Gole.

Madaxweynaha Somaliya ayaa khudbad ka jeedin doona Golaha Guud ee Qaramada Midoobay fadhigiisa iyadoo dhinaca kale uu ka qeyb geli doono shir golaha ammaanka uga hadlayo xaaladda Soomaaliya oo muhiim ah.

DAAWO SAWIRADDA

IB0A7470

IB0A7477

IB0A7484

IB0A7494

IB0A7512

IB0A7518

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON