Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynihii Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya oo Is-casilay & Madaxweyne cusub oo…

Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay, kadib qalalaase iyo khilaaf ka dhex taagnaa isaga iyo dowladda Federaalka Itoobiya.

Waxaa madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Sheikh Maxamed, sida uu xaqiijiyey Wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaana iscasilaadda madaxweynaha ayaa ka dambeysay kaddib markii militariga federaalka loo daabulay magaalada Jigjiga iyo deeganno ka tirsan maamulka Soomaalida.

Cabdi Maxamuud Cumar ay cadaadis ku saartay dowladda dhexe inuu xilka iska casilo kaddib markii dibadbaxyo ay ka dhaceen halkaasi iyo dagaallo dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON