Sunday, June 22, 2025

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Iley oo markii saddexaad Maxkamad la soo taagay (Sawirro)

Waxaa markii saddexaad maanta maxkamad la soo taagay Madaxweynihii hore ee Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Iley).

Dacwada Madaxweynihii hore ee Cabdi Iley ayaa ka furantay maxkamad ku taalla Magaalada Addis Ababa, waxaana dib loo bilaabatay dhageysiga Dacwadda loo heysto oo markii labaad dib loo dhigay 14 maalmood ah markii xeer ilaalinta ay dalbatay waqti dheeraad ah.

Madaxweynihii hore DDSI oo dhowaan dalbaday in la cafiyo ayaa laga qabtay magaalada Addis Ababa 27-dii bishii August, waxana weli socda maxkamadeyntiisa oo loo heysto denbiyo kala duwan oo keeni karta xabsi dheer in lagu xukumo.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON