Monday, July 7, 2025

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay Arrinta Ninkii Nolosha lagu gubay ee Muqdisho [Daawo]

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed  ayaa ka hadlay dilal ka dhacay Muqdisho, siiba dilka ninkii nolosha lagu gubay ee Axmed Dowlo  oo arrimo heyb sooc guur ah dartood loo weerarray.

Sheekh Shariif ayaa sheegay in arrinta dhacday ay ahayd mid xanuun badan oo ka mida caadooyinka uu baabi’iyey islaamka, wuxuuna ku baaqay in si wadajir ah looga hortago dhacdooyinka noocan oo kale ah.

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON