Wednesday, June 25, 2025

Magacyada dadkii rayidka ahaa ee ciidamada Itoobiya ku xasuuqeen degaanka Awdiile [ Sawirro]

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle

ee Gobolka Baay, waxaana halkaasi booqday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur  Galbeed.

Dadka ciidamada Itoobiya ku laayeen degaankaasi ayaa la sheegay inay xilligaasi quraan saarayeen qof xanuunsan, waxaana magacyadooda iyo da’doodu kala tahay sida soo socota:

Xasuuq3

AMISOM ayaan sheegtay inay baareyso dhacdadan oo ka mida dhaddooyin lagu laayay dad rayid Soomaaliyeed oo aan waxba la iska weydiin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON