Thursday, July 10, 2025

Magacyada iyo Muuqaaladda xubno Alshabaab ah oo xabsiyo kala duwan lagu xukumay

Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta ku riday toddobka xubnood oo la sheegay inay ka tirsan yihiin kooxda Alshabaab,  Sida maxkamaddu sheegtay  waxay dhammaantood qirteen dembiyadii lagu soo eedeyay , waxaana lagu xukumay xabsiyo kal duwan.

Waxaa xukunka lagu riday xubnahaasi ku dhawaaqay Kaaliyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka sida G/Dhexe Xasan C/raxmaan Aadan   oo sheegay in kooxdan lagu soo qabtay iyagoo falal dhibaateyn ah kula dhex jira bulshada, waxaana  lagu xukumay xabsi u dhaxeeya 10 ilaa  5 sano.

Eedeysanayaasha xukunka lagu riday waxayamagacyadoodu kala yihiin:

  1. C/raxmaan Axmed Afrax
  2. C/raxmaan Muqtaar Caamir
  3. C/naasir Aadan Caynte
  4. Cabdulaahi Xersi Maxamed
  5. Maxamed Xasan Cali
  6. Maxamed Cabdi Yuusuf
  7. Maxamed Deeq Cabdul qaadir Fiidow

[ad name=”HTML”]

Eedyesanayaal

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON