Thursday, June 26, 2025

MAGACYADA xubnaha xildhibaanada Badbaado Qaran ee ka mid noqday Golaha Wasiirada cusub

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa dhowaan ku dooday in xukuumadiisa ay ku mideysan yihiin labadii dhinac ee isaga horjeeday siyaasadda dalka, isla markaana uu tixgelin siiyay xildhibaanada la baxay badbaado qaran.; lakiin waxaa arrintasi ka hor yimid xildhibaanada Badbaado Qaran oo ku eedeeyay in CCC uga baxay balan awood qeybsi ah oo uu la galay.

Haddaba waxaa Goobjooge.com waxay idin soo gudbineysaa xubnaha lagu soo daray Golaha wasiirada cusub ee ka midka ahaa taageerayaashii Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh. Xubnahaas ayaa tiradoodu dhan tahay 4 wasiir iyo 3 wasiir ku xigeen.
WSAIIRADA-KUTLADA

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON